Requirements





SHURUUDAHA IS DIIWAN GALINTA




sI AAD UGA MID NOQOTO BAHDA SMART INVESTMENT ACADEMY


WAXA LAGAGA BAHAN YAHAY
2
Shurudood


Shurudda 1
aad :- waa in aad account ku leedahay FXPRIMUS

Shurudda 2
aad :- waa in ay lacag kuugu jirta accountkaga ugu yaran 100 .

Haddi aad buuxisay labada shuruudod ama aad wax su’aal ah qabto fadlan nala soo xidhiidh. 

Hadii ay kuu buuxaan labadaas shurudoodna waxaad farin noogu soo dirta
[email protected]