KUSOO DHAWOW

SI AAD UGU BIIRTO

Qaabakan Noogu soo biir

Step 1

Website-kaan Smartinvestmentsacademy.com Waa Madal waxbarasho oo  Brokerka Fxprimus uu ugu Talogalay in Macaamiishiisa Soomaalida ah lagaga caawiyo in ay helaan Waxbarasho Af soomaali ah.

 

Step 2

Halkii aad Lacag waxbarasho ku bixin lahaydna, Lacagtaas waxa aad ku shuban kartaa Account Fxprimus ah kadibna Waxaad qayb ka noqon kartaa madasha Waxbarasho ee Smartinvestmentsacademy.com oo ay kuugu diyaarsantahay Waxbarasho bilow ilaa dhammaad ah oo kaa caawin Doonta sidii aad Suuqaan Forex aad guul uga gaari lahayd.

Step 3

Haddii aad ka mid tahay Macaamiisha Fxprimus ku Trade garaysa oo aad leedahay Real Account Fxprimus ah ayna kuugu jirto lacag ka badan $100 aadna doonaysid in aad adeegaan Waxbarasho aad heshid, waxaad fariin email ah u dirtaa Emailkaan ah [email protected] oo ah Emailka Brokerka Fxprimus qaybta Supportiga. Xogta accountkaagana emailkaas fariin ahaan ugu dir kadibna Fxprimus ayaa Webka Smartinvestmentsacademy.com Account kaaga furi doona.

Premium Level
$100+In Fx Primus Real Account

Qaybtaan Waxaad ka heli kartaa

  • 1 Zoom Webinar a Week

  • Private Discord Group

  • Full Advanced Forex Course

  • Weekly Setups

Advanced level
$ 500+in Fx Primus Real Account

Qaybtaan Waxaad ka heli kartaa

  • 3 Zoom Webinars a week

  • Private Discord Group 

  • Full Advanced Forex Course+

  • Weekly Setups

Recommended
VIP level
$1000+In Fx Primus Real Account

Qaybtaan Waxaad ka heli kartaa

  • Full Advanced Forex Course+

  • 4  Zoom  Webinars a  Week

  • Private Discord Group

  • Daily Trade Ideas

  • Weekly Setups

About

Smart Investment Academy ?

Madashaan Waxbarasho Waxaa Iskaleh oo ay hoos tagtaa Brokerka weyn ee Fxprimus.

Sida aynu ognahay Forex trading waa meel si dhakhso ah lacag badan loogu khasaari karo, waxaana suuqa lacag joogta ah ka samayn kara qofkii Xirfad iyo aqoon ku Trade garaynaya. Website-kaan Smart Investment Academy ujeedka loo sameeyayna waa in Fxprimus ay doonayso in macaamiisheeda Brokerka isticmaala ay heli karaan aqoon iyo Xirfad rasmi ah oo u fududayn karta sidii go’aamo saxan ay u gaari lahaayeen.

FX Primus ?

FxPrimus waa Brokerka ay isticmaalaan Soomaalida ugu badan ee ka shaqaysata suuqa forex, Waa madal u fududaysay in dhallinyara badan oo soomaaliyeed ay suuqaan lacag ka sameeyaan. Barnaamijkaan waxbarasho ee ay Fxprimus soomaalida ku caawinayso ujeedkiisu waa in dadka soomaaliyeed ee suuqa ka shaqaysta ay helaan aqoon iyo xirfad ay kusii joogi karaan suuqaan. 

Mr'

Abdiwali Moalimuu

Abdiwali Ahmed Ali (Moalimuu) Waa Ganacsade ka shaqeeya suuqa sarifka lacagaha qalaad ee loo yaqaan forex, waana hogaamiye iyo macalin bulshada soomaaliyeed ee fursadaan danaynaysa ka caawiya sidii ay iyaguna uga shaqaysan lahaayeen suuqa maaliyadeed ee dunida ugu weyn. Moalimuu waa qoraa dhallinyar ah oo wax ka qoray arrimo si khaas ah ugu wajahan dhalinyarada jiilkiisa ah. Moalimuu sida oo kale waa cilmi-baare iyo dhiirrigaliye dhallinyarada kala hadla sidii ay dunida horusocodka ah wax ula qaybsan lahaayeen.

4392
Students
32
Courses
65
Webinars

Self-hosted - Autoplay - No Controls + MASKING VIDEO

Book
1 aad

Buugga

Qawaaniinta Suuqa Sarifka,  Lacagaha Qalaad

Buuggeena Qawaaniinta Suuqa Sarrifka Lacagaha Qalaad Waxa aad ka dalban kartaa Website-ka Saamionline.com Haddii aad Somalia joogtid Iyaga ayaa gurigaaga kuugu keenaya, Haddiise aadan Somali joogin, Qof somalia jooga ayaad oran kartaa iigaa dalab saaamionline

Get in Touch

Thanks so much for your interest. Choose an option for contacting us below. we are committed to getting back to you in a timely manner.

Your details are kept strictly confidential as per our Privacy Policy.