Who We Are?

Adeega Aanu Bixino

Waxaan siinaa dhamaan macaamiisha kala khibradaha duwan fursado u saamaxaya inay guul ka gaaran ganacsiga online ka ah ee Forex, commodities, energies, iyo indices. Qaabkayaga guud ee aan u wada shaqeyno waa mid ka sareeya bixinta aasaasiga ah ee barnaamijka ganacsi, 

sida aan aaminsanahay in ganacsatada guuleysata la siiyo taageerada ugu wanaagsan ee suurta galka ah ee tacliineed, taageero farsamo iyo practical inta lagu gudo jiro hayaankooda ganacsi.

Hiigsi

Hiigsigayagu waa in aan bixino jawi ganacsi oo online ah uguna amaansan, iyo in aan si joogto ah wax uga badalno arimaha amaanka la xiriira si aan macaamishayda usiino hababka badbaadinta ugu horumarsan shirkadaha,

 iyada oo la adeegsanayo labada tiir ee tiknoolajiyada & waxbarashada.

Himilo

Himiladayada mustaqbalku waxay noqonaysaa mid aan shaki gali karin, bixiyaha adeega ganacsiga onlineka ah ee ugu amaansan kaas oo bixiya fulinta degdega ah ee dalabka ay ku lamaan tahay abaalmarinada iyo hal-abuurnimada suuqa ee dhamaan heerarka kala duwan ee ganacsatada.