Ku Soo Dhawoow Madashaan Smart Investment Academy

Qaabkan Noogu soo biir

Website-kaan SmartInvestementsacademy.com (SIA) waa madal waxbarasho oo broker-ka fxprimu uu ugu talogalay in Macaamiisha Soomaalida ah ee Broker-ka suuqa kaga shaqaysta ay kaga caawiyaan  in ay helaan Waxabarasho bilaash ah oo ku baxaysa Af soomaali.  Waxbarashada Bilaash-ka ah ee madashaan ku jirta waxa ay khaas u tahay qof kasta oo Koonto real ah ku leh Broker-ka Fxprimus isla markaana koontadiisa ay lacagi ugu jirto.

Haddii aad Ka mid tahay macaamiisha Fxprimus ku trade gareeya koontadaadana ay kuugu jirto lacag ah $100 iyo wixii ka badan, aadna doonaysid in aad waxbarashadaan ka faaidaysatid, Waxa aad fariin qoraal ah u diraysaa E-mailkaan ah [email protected] oo ah email-ka qaybta caawinta macaamiisha ee Broker-ka fxprimus, deedna emailkaas aad diraysid waxa aad ugu qortaa Xogtaada aad broker-ka kaga diiwaangashantahay iyo in koontadaada real-ka ah ay lacagi kuugu jirto sidoo kalena aad xaq u leedahay, xiisaynaysidna in aad qayb ka noqotid waxbarashada iyo xogta ku jirta madasha SmartInvestementsacademy.com 

Intaas Kadib qaybta Supporti-ga ee Broker-ka Fxprimus ayaa koonto aad ku gashid kaaga samayn doona Madasha SmartInvestementsacademy.com   kadib markii aad koontadaada heshid, kadib waxaad imaanaysaa Qaybta Chat-ka ee madasha SmartInvestementsacademy.com   deedna waxa aad af soomaali adiga oo ugu qoraya ka codsanaysaa in ay kugu daraan Group-ka aad xaq u leedahay ee Discord-ka ah si aad ula socotid Zoomamka lasoo galo iyo xogtoodaba.

SIA Main Course
$100+In FxPrimus Real Account

Open Real Account


 2 Zoom Webinar A week

Full Advanced Course

             All Recorded Zooms

Private Discord Group

      Setups and Trade Discussions

Popular

VIP Level
$1000+in FxPrimus Real Account

 4 Zoom Webinar A week

Full Advanced Course

             All Recorded Zooms

Private Discord Group

      Setups and Trade Discussions

Advanced Level
$500+in FxPrimus Real Account

Open Real Account


 3 Zoom Webinar A week

Full Advanced Course

             All Recorded Zooms

Private Discord Group

      Setups and Trade Discussions

About US

Kuma Ayaanu Nahay

Smart Investments Academy (SIA)

Madashaan waxbaraho waxaa iskaleh oo ay hoos tagtaa Broker-ka Fxprimus Sida aad wada ogtihiin Forex Trading waa Meel si dhakhso ah lacag loogu  khasaari karo haddii uusan qofku ku hubaysneen aqoon iyo xog hagaysa. sidoo kale waxaa suuqan lacag joogto ah ka samayn kara keliya qofkii wakhti galiya barashada iyo fahamka xirfada ku shaqaysiga suuqa sarifka ee forex.

Website-kaan SmartInvestementsacademy.com Ujeedka loo sameeyay waa in Broker-ka Fxprimus ay doonayaan in macaamiishooda Broker-ka ku trade gareeya ay helaan aqoon iyo tababar ay ku dhisaan xirfadooda taasi oo u fududayn karta sidii ay go’aamo saxan oo xog ku salaysan ay u qaadan lahaayeen marka ay ka shaqaysanayaan suuqa Sarifka Lacagaha Qalaad ee Forex.

FxPrimus

Fxprimus waa Brokerka ugu weyn ee ay ku Trade gareeyaan Soomaalida ugu badan ee Hadda ka shaqaysta suuqa forex. Brokerka Fxprimus sida oo kale waa mid ka mid ah Brokerada dhifta ah ee aqbala in Aqoonsiga soomaaliga ah Koonto lagaga furan karo, arinkaasi oo runtii fududeeyay in soomaali badan ay fursad u helaan ku shaqaysigooda xirfadaan suuqa sarifka. Soomaalida faraha badan ee Broker-kaan isticmaala ayaa keentay in Fxprimus ay samayso barnaamijkaan waxbarasho ee Bilaash-ka u ah macaamiishooda iyaga ku xiran.

Moalimuu

Abdiwali Ahmed Ali (Moalimuu) Waa Ganacsade ka shaqeeya suuqa sarifka lacagaha qalaad ee loo yaqaan forex, waana hogaamiye iyo macalin bulshada soomaaliyeed ee fursadaan danaynaysa ka caawiya sidii ay iyaguna uga shaqaysan lahaayeen suuqa maaliyadeed ee dunida ugu weyn. Moalimuu waa qoraa dhallinyar ah oo wax ka qoray arrimo si khaas ah ugu wajahan dhalinyarada jiilkiisa ah. Moalimuu sida oo kale waa cilmi-baare iyo dhiirrigaliye dhallinyarada kala hadla sidii ay dunida horusocodka ah wax ula qaybsan lahaayeen.

Falcelinta Ardayda

Testimonials

Falcelinta Ardayda

Halkaan Ka akhriso Qayb ka mid ah Falcelinta Ardayda wax ka baratay Madasha SIA